Madaxweyne Waare: “Waan la xisaabtameynaa dayuuradii maanta ku degtay B/Weyne”

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in lala xisbaatami doono Shirkadda leh dayuuraddii maanta ka degtay garoonka dayuuradaha Beledweyne oo uu ku eedeeyay inay ku dhaqaaqday mas’uuliyad darro, ayna khatar gelisay masuuliyiintii la socotay. Waare ayaa sheegay in muddooyinkan xaalada garoonka dayuuradaha Beledweyne ay aheyd mid adag, isla markaana garoonka uu marna … Continue reading Madaxweyne Waare: “Waan la xisaabtameynaa dayuuradii maanta ku degtay B/Weyne”